"Maxaa nagu dhacay oo loo aqbali la'yahay ducadeynna"?
"Maxaa nagu dhacay oo loo aqbali la'yahay ducadeyna"?
Ibraahim Al-adhami (إبراهيم الادهم ) baa maalin soo maray suuq ku yaala magaalada Basra ee dhacda wadanka Ciraaq, markaas ayey dadkii meel aw joogay ku soo xoomeen waxayna waydiiyeen Su'aashaan ah:"maxaa nagu dhacay oo loo ajiibi la'yahay ducadeyna"?
Waxaw ku jawabay: "waxa laydinkaga aqbali la'yahay waxaa waaye in qalbiyadiinna ay ku dhex dhinteen toban shay oo sidii looga baahnaa aanan u dhaqan galinina.
1. Waxaad baratan kitaabkiii Alle xaqiisana magudataan.
2. Waxaa sheegateen in aad jeceshihiin Rasuulka صلى الله عليه وسلم, sunadiisana waad katagtaan.
3. Waxaad aqrisaan kitaabka Alle kumana camal fashaan.
4.Nicmooyinka Alle ayaad cuntaan, mahadna ma celisaan.
5.Waxaad dhahdeen shaydaanku waa cadawgeyna hadana waa la rafiiqdaan.
6.Waxaad dhahdeen Janadu waa wax jira umana shaqaysataan.
7.Waxaad dhahdaan Naartu waa wax jira kamana carartaan.
8.Waxaad dhahdeen geeridu waaxaq umana diyaar garoowdaan.
9.Waxaad duugtaan kuwa idinka dhinto kumana cibro qaadataan.
10.Waxaad kumashquusheen ceebihii dadka kuwiinana waa hilmaamtaan.
Hadaba,intaan oo qodob ayagoon seytahay loo gudan ducooyinkiinna in la aqbalo uma badna.

Comments
Post a Comment
Mahadsanid walaal.